Halkaan waxaa kaheli kartaa aqoon Noloshaada aad ku hormari karto.
Halkaan waxa Kaheli kartaa aqoon ku saabsan celimiga caafimaadka iyo hormarinta aadanaha. (Healthy & Self Developement Courses
hadii aad dhameyso koorsada waxaa xaq u leedahay inaa shahaado tayo sare leh.
Halkaan waxa Kaheli kartaa buugag ku qoran afkaaga hooyo.